Regione Toscana
Fiisaha dalku galka booqasho qoys ama saaxiibo/Visto d'ingresso per visita a familiari o amici

Fiisaha dalku galka booqasho qoys ama saaxiibo/Visto d'ingresso per visita a familiari o amici

Waa inaan imaada talyaaniga si aan u soo booqdo qoyskayga ama saaxiibaday/ Devo venire in Italia per fare visita a miei familiari o amici.

Maxay tahay inan sameeyo? / Cosa devo fare?
Waa inaad fahantaa hadii aad u baahan tahay fiisaha soo galitaanka  dalxiiska – booqasho qoys /saaxiibo  

Sidee ayan ku ogaanaya hadan u bahanahay fiisaha dalkugalka / Come faccio a sapere se ho bisogno del visto d'ingresso?
Waa inaad hubisaa websaytka  vistoperitalia.esteri.it   ee wasaarada arimaha dibeda.
Gali meesha raadinta wadankaaga iyo xogta kale ee loo baahanyahay.

Waqti intee leeg ayan ku joogi kara talyaaniga fiisaha dalkugalka dalxiiska -booqashada qoyska  / saaxiibada? / Quanto tempo posso stare in Italia con il visto d'ingresso per turismo - visita famiglia / amici?
Waxaad ku joogi kartaa talyaaniga ugu badnaan 90 maalmood waana inaad haysata baasaboor kaaso dhacaya ugu yaraan sadex bilood kadib dhicitaanka fiisaha dalkugalka dalxiiska (tusaale ahan:hadi dalkugalka dalxiisku uu dhacayo  10 agosto 2018, baasaboorku waa inuu dhacaya kadib il 10 novembre 2018  ).

Fiisaha dalkugalka dalxiisaka - booqasho qoys / saaxiibo wuxu ku shaqaynayaa Talyaaniga kaliya ama xata wadamo kale? / Il visto d'ingresso per turismo - visita famiglia / amici è valido solo per l'Italia o anche per altri Paesi?
Fiisaha VSU (Visto Schengen Uniforme) waxaad ku imankartaa Talyaaniga iyo wadamada kale ee soonaha Shangayn ( Paesi dell'area Schengen).
[IMMAGINE 1]
Fiisaha  VLT (Visto a Territorialità Limitata) waxaad ku iman kartaa Talyaaniga kaliya.

Maxay yihiin dukumentiyada aan u baahanahay si aan u helo fiisaha dalkugalka dalxiiska - booqasho qoys / saaxiibo ?  / Quali documenti mi servono per avere il visto d'ingresso per turismo - visita famiglia / amici?
Dukumentiyada iyo foomanka aad u baahantahay waxad ka helaysaa websaytkan  vistoperitalia.esteri.it
Qofka ku casuumaya waa inuu buuxiyaa warqada wargalinta martigalineed ee Comunicazione di cessione di fabbricato o di ospitalità  kadibna waa inuu adiga kuugu soo diraa boostada ,iyadoo ay la socoto dukumentigiisa  cadaynta shaqsiga ah (documento di identità) iyo sharcigiisa dagenaanshaha dalka (permesso di soggiorno) haduu yahay muwaadin aan ahayn Midowdga Yurub .
Digniin: safaarada ama qunsuliyada talyaaniga ee dalkaaga waxay ku waydiin karaan macluumaad dheeraad ah.

Aggiornamento: febbraio 2019

 

La traduzione della scheda informativa è stata finanziata dal progetto Sportello Multilingue: Mediazione e Informazione